DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Wararka naga soo gaaraya degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi Goor dhow uu ka dhacay Qarax xooggan.

Qaraxa ayaa ka dhacay Meel u dhow Xarunta Degmada , waxaana ka dhashay  khasaare kala duwan.

Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net