DEG DEG: Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Kismaayo

Qarax Weyn ayaa laga Maqlay Gudaha Magaalada Kusmaayo Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland sidda ay  Risala u xaqiijyeen goobjoogayaal.

Qaraxa ayaa ka dhacay Hoteelka  loo yaqaan Cas Caseey iyo Maamuus oo ku dhow Aargada Magaalada Kismaayo.

Waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyabaaha Qarxa oo lagu dhuftay Iridda Hoteelka, waxaana xigay dagaal toos ah oo ay ku qaadeen Hoteelka Koox hubeysan.

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net