DEG DEG: Maalinta ay dhaceyso Doorashada Madaxweynaha oo la shaaciyay

Guddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha ayaa shaaciyay in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhaceyso 8 Bisha February .

January 26-29, 2017: Waxaa bilaabanaysa diiwaangelinta murashaxiinta.

January 31, 2017: Murashaxiinta Dood Wadaag

February 2-5 2017:  Khudbad jeedinta murashaxiinta madaxweynaha

February 8, 2017:  Waxaa dhaceysa doorashada Madaxweynaha.

16344527_1750179621965601_1030948325_n