Magacyadda Nabadoono ku dhintay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Qaraxyadii Saaka lagu qaaday Hoteel Dayax dadkii ku dhintay Waxaa ka mid ahaa labo nabadoon oo si weyn looga yaqaano degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Labada Malaaq ee Geeriyootay ayaa kala ahaa  Malaaq Malabow Malaaq Isaaq Xasan Keeroow iyo Malaaq Cabdi Rashiid Sheekh Cabdi Salaan.

Waxaa  sidoo kale ku dhaawacmay 3 Malaaq oo kala ahaa Malaaq Xasan Buule, Malaaq Yuusuf Cabdiyow iyo Malaaq Shariif Muxyadiin.

Waxgaradkaan ayaa waxaa ay kunoolaayeen Guri ku dhow Hoteelka Dayax ee Qaraxyada lagu qaaday.