Matteo Darmian ayaa noqday ciyaaryahankii ugu dambeeyey ee Premier League ah ee laga saaro tartanka Euro oo bisha sooscta ka fursamaya France.
Dhawaca daafaca Manchester United ayaa yimid kaliya 24 saacadood kadib markii Alex Oxlade-Chamberlain kooxdiisa ay ku dhawaaqday inuusan ka qeyb gelin karin ciyaaraha Euro..
Daafaca Talyaaniga ayaa laga saaray garonka kaliya markii uu kujiray daqiiqo toban ah markii uu dareemay dhaawac.
Manchester United inkastoo aysan war kasoo saarin haddana waxa uu seegi karaa tartanka Euro ee ka furmaya France bisha soosocta.


