Qaar ka mid ah dalalka Caalamka ayaa Goor dhow ku dhawaaqay in Berri ay tahay Ciid, waxaana dalalkaasi ka mid ah boqortooyadda Sacuudi Carabiya.
Dalalkaan ayaa qaarkood waxa ay sheegeen in ay arkeen Bisha , waxaana ay xuseen in umadda Muslimiinta ay ugu baaqayaan in ay Berri ay Afuraan.
Sidoo kale waxaa ka mid ah dalalka ku dhawaaqay in ay berri tahay ciid Malaysia, Thailand, Ustaria iyo kuwo kale oo badan


