DAAWO:Ma Dhaqan galey Amarkii lagu xirayey Goobaha lagu Caweeyo ee liido?

Dhawaan Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu soo saarey Amaro lagu xirayo Goobaha lagu Caweeyo ee ku yaalla Xeebta liido degmada Cabdul Casiis ee gobolkan Banaadir,amarkaas oo inta badan dhaqan galay.

Hadaba Bahda Risaala ayaa gaartey xeebta liido si Shacabka Soomaaliyeed loogu soo gudbiyo dhaqan galak Amarkii Maamulka Gobolka Gobolka Banaadir.

Hoos Ka Daawo warbixin Wariye Cabduqaadir Jakaarta.