DAAWO SAWIRRO: Diyaaradii gurmadka Qatar oo Muqdisho soo gaartay

Dowladda Qadar ayaa diyaarad Sida gargaar Caafimaad usoo dirtay Soomaaliya. Waxa ayna hada ka soo dagtay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Garoonka waxa ku sugan Wasiiro ka tirsan Xukuumada.