DAAWO SAWIRRADA: Banaanbax ka socda Muqdisho

Waxaa Hadda Garoonka Banaadir Studium ee Magaalada Muqdisho ka socda Banaanbax uu soo qaban qaabiyay maamulka gobolka Banaadir kaasoo lagu taageeraayo Madaxweynaha Soomaaliya.

Banaanbaxaan ayaa waxaa lagu taageeraya 100-kii maalmood ee ay shaqeynaysay dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

Waxaa ka qeyb galaya  Banaabaxa Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka gobolka Banaadir.

5 1 2 3 9 6 7 8