Muqdisho-RisaalaFM- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.
Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;
Baarlamaanka oo ansixiyey Sharciyada Xisbiyada Siyaasadda.
Xanaanada Xoolaha iyo Guddiga Xaquuqda Aadanaha, Ciidanka Dowladda iyo AMISOM oo in ka badan 120 Al-Shabaab ah ku dilay deegaanka Halgan.
Soomaaliya iyo Turkiga oo Heshiisyo kala saxiixday.
Dowlad Goboleedka Koofur-Galbeed oo Gaadiid la guddonsiiyey.
Madaxeynaha Soomaaliya oo booqday Xerada Qaxootiga Dhadhaab.
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo la wareegey deegaanada Juungal iyo Jali-Xareed.
Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay danbiilayaal xaday qalabka iyo shidaalka ciidamada AMISOM.



