Daawo Sawirada Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Madaxweynaha oo xariga ka jaray xarumaha Wasaaradaha Shaqada iyo Howlaha Guud,

Maxkamada Sare ee Ciidamada oo xukun dil ah ku riday dambiilayaashii qaraxa ka geystey Baydhabo 28kii Feberaayo 2016,

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab ka saaray deegaanada Gobolka Sh/Dhexe,

Hub iyo danbiilayaal laga soo qabqabtay degmada Yaaqshiid,

Wajigii labaad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo la daahfuray,

Waddooyin muhiim ah ee degmada Hodon oo dib-loo furay,

Xog-ururinta (SD seismic data) dhul badeedka koofurta oo la soo gabogabeeyey,

Ciidanka XDS oo bur-buriyey saldhig lagu tababaro Daacish,

Tababar Aqoon Kororsi ah oo loo furay saraakiisha Booliska iyo Suuq cusub oo laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo.

Madaxweynaha oo xariga ka jaray xarumaha Wasaaradaha Shaqada iyo Howlaha Guud

weekly10 weekly9 weekly8 Weekly5 Weekly3 weekly1 weekly