Garoonka diyaaradaha ee magaalada Qardho ee gobolka Bari ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey waxgarad iyo sidoo kale abwaano ka qeybgalaya shirka waxgaradka Soomaaliyeed oo ka furmaaya magaaladaas.
Waxeyna Qeyb Ka yihiin Isimada Waxgaradka Ku Qul-qulaya Magaaladda Qardho shirweynaha dhaqanka Soomaaliyeed oo ka furmaya magaaladaasi



