Daawo Sawirada: Shaqaale dhisayay Masjid oo ku soo dumay

Waxaa faah faahin dheeraad ah ay ka soo baxeysaa Masjidkii maanta ku soo dumay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho.

Masjidka soo dumay ayaa la sheegay in uu dhismo ku socday oo xilligaasi ay shaqaale ka shaqeyanyeen dhismihiisa.

Wararka ayaa sheegaya in halkaasi ay ku dhaawacmeen ilaa iyo 29 qof iyadoo aysan jirin wax dhimasho oo halkaasi ka dhashay.

1 2 3 4 5 6