Daawo Sawirada: qaraxii maanta ka dhacay degmada Shibis

Ugu yaraan 3 ruux ayaa geeriyootay 10-kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagu soo xiray walxaha qarxa la hordhigay goob maqaaxi ah.

oobta qaraxa ka dhacay oo ku taala xaafadda Beexaani ee degmada Shibis ayaa waxaa ku nafwaayay shacab goobta ka akdhowaa.

1- 2- 3- 4-