Daawo Sawirada Jubbaland oo tababar u soo xiray ciidamo

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Midoobe ayaa maanta tababar ku soo xiray ciidamo cusub oo ka tirsan maamulka Jubbaland kuwasoo loogu talagalay in ay ka qeyb qaataan suggitaanka amniga deegaanada Maamulka Jubbaland.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ciidankaan ay ka qeyb qaadan doonaan suggitaanka amniga madaxtooyada maamulka Jubbaland sidoo kale xarumo maamulkaasi.

Maamulka jubbaland ayaa waday bilihii la soo dhaafay tababarida ciidamo cusub oo kusoo biiraya maamulkaasi.

2 1 14 13 12 10 9
8
6 5 4 3