Daawo Sawirada: howlgalka ay dowladda Soomaaliya ka waddo Sh/Dhexe

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-shabaab ay ka bilaabeen deegaanada hoostaga gobolka  Shabeelaha Dhexe.

Saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa howlgalka ku sheegay in Al-shabaab looga saarayo dhamaan deegaanada gobolka Shabeellaha Dhexe.

Howlgalka ayaa waxaa sameynaya ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,waxaana ciidanka hogaaminaya taliyaha ciidanka xoogga Maxamed Aadan Axmed.

1 2 3 5 6