Daawo Sawirada Horumar Ganacsi oo ka socda Hobyo

Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug ayaa waxaa ka socda dhaqdhaqaaq ganacsi.

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in dekeda degmada Hobyo ay shaqo bilowday ,islamarkaana ay kusoo xirteen doomo ganacsi oo u raran ganacsato Soomaaliyeed.

Qalabka dhismaha iyo agab kale, ayaa ka kala yimid Mambasa iyo Dubai, waxaana maamulka Galmudug uu canshuur la’aan ka dhigay dhammaan waxyaabaha ka dagaya Hobyo si hawlgalinta Dekadda loo dhiiri galiyo.

 

dsc00689 dsc00642 dsc00769 dsc00758 dsc00743 dsc00737 dsc00728 dsc00724 dsc00715