Dab ayaa caawa maqribkii ka kacay Suuqa Weyn ee Degmada Wadajir kaas oo baabi’iyey qeybo badan oo ka mid ah Suuqa iyo hanti , gawaariada dab damiska Gobalka Banaadir ayaa ku guulaystay daminta dabkaas.

Sawir Qaade: Wariye, Cumar Albashiir


