Daawo:-Hooyo ku nool Muqdisho oo laba dhibaato soo wajahday

Hooyo Canab Nuur Macalin waxaa ay kamid tahay Hooyooyinka ku nool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomalaiya,waxaana xilligaan heysta laba dhibaato oo u baahan in loogu gurmado.

Idaacadda Risaala ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ku booqatay hoyga ay ka degan tahay muqdisho,waxaana ay ka hadashay dhibaatooyinka heysta, iyada oo baaq u dirtay cid walba oo gurmad u fidin karta.