ciyaartoydiisa kadib guushii UEFA Super Cup ay ka gaareen kooxda Sevilla.
Macalinka reer France ayaa kooxdiisa ku garaaacday waqti dheeri ah UEFA Super Cup kooxda ay ku xafaaltamaan Spain ee Sevilla,
Ciyaartaan oo ay ka maqnaayeen xiddigo waaweyn kooxda Real Madrid, waxa ay kusoo dhamaatay 3-2, oo ay wiilasha Zidane ku badiyeen’
Sida caadada ah ciyaarta kadib marka tababaraha uu guuleysto waxa uu qabtaa shir saxaafadeed uu kaga hadlayo bandhigii kooxdiisa lakiin shirkii saxaafada uu isugu yeeraay Zidane waxaa joojiyay ciyaartooydiisa.


