Arsenal Oo £ 30m Ku Doonatay Xiddiga Ku Fashilmay Manchester City Ee Wilfried Bony

Arsenal ayaa ku dhow inay £30 milyan  ku dalbato weeraryahanka Manchester City Wilfried Bony, sida laga soo xigtay Daily Star.

Gunners ayaa ka warqabta in ay u baahan yihiin in lagu soo daro kooxda weeraryahan kale xagaagan waxaana dalab ay u direen xidiga Lyon Alexandre Lacazette soo diiday kooxdiisa.

Bony ayaa u sheegay Pep Guardiola in lacag la’aanxitaa uu kaga tagi karo Etihad Stadium xagaagan ka dib markii laga saaray kooxda loo xulay kulamada isreebreebka Champions League.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa hubin in Bony uu ka heli karo City, si kastaba ha ahaatee, iyada oo madaxda kooxda Emirates Stadium dooneyaan inay taageerayaasha kooxda qanciyaan Wenger ayaa helay fikarad uu ku raadin karo Wilfried Bony,