Ciidamo isugu jira Soomaali iyo Mareykan oo weerar ka fuliyey G/Jubbada Dhexe

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar dhinaca cirka ah oo xalay Saqdii dhexe ay ka fuliyeen Ciidamo Mareykan ah oo ay wehlinayeen Ciidamo Jubbaland deegaano ka tirsan Gobolka Jubada Dhexe.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Jubaland ayaa waxaa ay sheegeen duqeyn dhinaca cirka ah lala beegsaday Gaari uu la socday Sarkaal Amniyaatka Al-Shabaab u qaabilsanaa Gobolka Banaadir oo lagu Magacaabo Khaalid Abuukar Xasan.

Sidoo kale weerar labaad ayaa waxaa la sheegay in lala beegsaday Saldhig ay Al-Shabaab ku leeyihiin meel u dhow degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe,isla markaana lagu dilay 16 qof oo isugu jira Saraakiil iyo ilaaladooda.

Dhinaca kale dagaal culus ayaa duleedka degmada Bu’aale waxa uu ku dhexmaray ciidamada huwanta iyo kuwa Al-Shabaab,waxaana jira khasaaro ka dhashay dagaalkaas, iyada oo lagu soo waramayaa in Al-Shabaab ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan.

Al-Shabaab weli dhankooda wax war ah kama soo saarin weerarka xalay ka dhacay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe, iyada oo weerarada noocaas oo kale ah ay inta badan ay fuliyaan Ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya.

New Updated Cisco 640-875 Exam Questions For Each Candidate

The domineering values of these two people are close, but they are just one evil. Once CCNA SP 640-875 Exam Questions it has come to hundreds of TV sets. Just looking back CCNA SP 640-875 at the room in 640-875 Exam Questions Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 the car, I Cisco 640-875 Exam Questions just saw Feng Xiaozi s strange smile. Li Lao Cisco 640-875 Exam Questions stick is going to find Zhang Haoran, and there is nothing else to find Zhang Haoran.

See if Li Wu has any action lzuowen. Com. 56wen. The words 640-875 Exam Questions are not rough. Zhang Yue s son shouted Liu CCNA SP 640-875 Cisco 640-875 Exam Questions Haizhu wanted to lick Zhang s son s face, CCNA SP 640-875 Exam Questions extended his hand, and shrank back. Each hand is holding a bar Cisco 640-875 Exam Questions or angle steel, and the old river and lake Cisco 640-875 Exam Questions Liu Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 Haizhu can of course feel their murderousness. It s not a big black case, it s nothing more than a smashing of Dongbo s break. This salesperson has seen this Cisco 640-875 Exam Questions battle He still dares to use the hand to pick up the bandits. Then Li Wu was not far from death.

Zhong Xiaoqing screamed wildly outside the door The murderer Your daughter is a murderer Open the door I want to Building Cisco Service Provider Next-Generation Networks, Part 1 burn your home Lu Mu shivered against the door and looked sweaty What can I do This can be Cisco 640-875 Exam Questions done How to do Lu father said angrily What do you do Open the door and let her in. CCNA SP 640-875 I don t know what year and month, when and Cisco 640-875 Exam Questions where I Cisco 640-875 Exam Questions can see you again. Tightly, the body 640-875 Exam Questions is getting smaller and smaller. I m sorry. Li Wei s http://www.testkingdump.com powerless voice, like the sound of mosquitoes, is far away and ethereal