Chelsea ayaa qorsheyneysa inay £46 milyan dalab ah ka gudbiso ciyaaryahanka khadka dhexe ee Sporting Joao Mario, sida ay qortay The Sun.
Blues ayaa muddo dheer lala xiriirinayay xiddiga reer Portugal, kaasoo ahaa mid ka mid ah ciyartooydii ku guuleysatay Euro 2016.
haatan kooxda Antonio Conte ayaa lagu wadaa in ay xoojiyaan dadaallada ay ugu jiraan 23-sano jirkaan, inkastoo ay tartan kala kulmayaan Manchester United,
Lakiin United ayaa xoogeeda isugu geysay saxiixa Paul Pogba , tasoo u sahleysa Chelsea in ay lasoo wareegaan ciyaaryahanka reer Portugal.


