Akhriso:-Taariikhda Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Ganacsiga

Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa maanta wareegto rasmi ah oo ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre loogu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha. ayaa wuxuu ka mid yahay aqoonyahanadii waxgalka ahaa ee wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee Soomaliya 1991  u istaagay dhinaca horumarinta bulshada rayidka ah  iyo u adeegida  shacabka Soomaaliyeed ee ay aafeyeen dagaalada sokeeye, dowlad la’aanta, fatahaada, abaaraha  iyo gaajada isagoo ku howlanaa gargaarka beni’aadinimada iyo samatabixinta bulshada dhibaateysan  20 sano ee la soo dhaafay.

Waxbashadiisa asaasiga iyo mida sare wuxuu kusoo qaatay magaalada Muqdisho, halka waxbarashadiisa jaamacadeed uu ka qalin jabiyay Jaamacadda State University Of New York ee Suny Albany, wuxuuna macallin uu kasoo noqday jaamacaddii Ummadda Soomaaliyeed oo ay isaga iyo aabihiis macallimiin ka wada ahaayeen allaha u naxariistee Prof. Cali Xasan.

Laga soo bilaabo sanadkii 1990 ilaa iyo hadda waxa uu ku howlanaa u gargaaridda dadka Soomaaliyeed ee dagaalada iyo abaaraha saameeyeen. wuxuuna mudooyinkii u danbeeyay ahaa agaasimaha Hay’adda Waxbarashada iyo Hormarinta ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano CED oo ah hay’ad maxalli ah oo ka shaqeeysa arimaha gargaarka bani’aadanimada.

Mudadii aadka u fogeyd wuxuu ku lug lahaa arimaha samafalka iyo gargaarka bani’aadanimada Eng. Cabullahi Cali Xasan waxa uu wax la taaban karo u qabtay shacab farabadan oo Soomaaliyeed oo aad u liitay kuwaaasi oo u badnaa haween, caruur iyo dad da’ ah.

Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa lagu yaqaan inuu yahay hoggaamiye nadiif ah oo la imaan kara isbedel muuqda iyo horumar howsha loo igmaday. Waa aqoonyahan qunyarsocod ah, howlkar ah, go’aan qaadasho leh oo  balamadana ku fiican wuxuuna ka tirsan yahay bulshada rayidka ah.

Dadka yaqaan Aqoonyahankaan  ayaa ku sifeeyey  in uu yahay shaqsi isku darsaday diin jacayl,  wadaninimo, daacadnimo, hoggaan suuban, aqoon iyo howlkarnimo waxyaabaha lagu soo xushayna ay u badan yihiin intaas.

Waa shaqsi waayo arag ah, bisayl siyaasadeed iyo mid aqooneed intaba u leh maamulka iyo hoggaaminta, isla markaana isku darsaday  khibrad maamul iyo mid hoggaamineed oo waqti dheer ah.

Ugu danbeyntii, Eng. C/llaahi ayaa waxaa uu ka mid ahaa murashaxiintii madaxweyne ee 2017-kii, balse u tanaasulay isagoo eegaya danta dalka iyo dadka Soomaaliyeed iyo xiligii lagu jiray ee kala guurka.

Waxaa qoray: Cali Muhiyaddiin Cali

[email protected]

F5 101 Exam Download

When 101 Exam Download you grow up, you come to be the principal and 101 Exam Download send him to work. Too little. But still, do you not believe it F5 101 Exam Download I F5 101 Exam Download didn t believe it, I saw you, I believe. Gradually relaxed, unconsciously, suddenly Application Delivery Fundamentals fell asleep. Meng Jiangnv crying the drama of the Great Wall, she did not dare to look at F5 101 Exam Download it. He is now in a F5 Certification 101 state of high mood and smug. But I F5 101 Exam Download am afraid that Li Wei will not want me in the future.

Well, the terminal illness, just like that, the doctor said that my old lady has been doing these things for http://www.examscert.com/101.html a few days Hus, fast Drag racing Take me F5 Certification 101 in the past Dongba Tianzhu went to 101 Exam Download the bicycle of Hu Shiling, and rushed to the hardware store near the hardware store. They both saw it. This Dongbatian, this evening is really dare to take F5 101 Exam Download Li F5 101 Exam Download Canran s F5 101 Exam Download head down. This is called Application Delivery Fundamentals watching the change. After the change, carrying the net pocket, standing on the flower wall. The dog who was still mad at Liu Haizhu was also on the side of the dog s nest, motionless.

Xiaoying Why worthy of a small shadow She really dared to continue to feed me A little soldier is sitting on the bed, being breastfeed Application Delivery Fundamentals by his girlfriend. F5 101 Exam Download Is provided by the Finnish buddies, not the general feeling, right They have said no to anyone, and F5 101 Exam Download I think they know the discipline and 101 Exam Download policies of the Chinese army. So 101 Exam Download my family is rural account.Is the implementation of the policy, my grandfather s heart is dead, my uncle, my F5 101 Exam Download aunt also does not matter, so many years over, to give children a city account to go to school to find a job easier after they toss what ah Seed on the kind of chanting Only my father joined the army to mention dry, with a city account. This is very dangerous.Whether it is not free climbing, it is imperative that the body be vacant and the test of arm, F5 Certification 101 waist and body coordination is a great test.