AKHRISO : Shirka Isimada Soomaaliyeed oo lagu soo gaba gabeeyay Qardho

Qardho-RisaalaFM- Shirweyne labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socdey magaalada Qardho ayaa maanta soo gaba-gaboobey, iyadoo dhamaadkii shirkan laga soo saaray Warsaxaafadeed loogu talo-galey Shacabka Soomaaliyeed.

Shirka ayaa mudadii uu socdey diirada lagu saaray siddii dhibka looga saari lahaa dhibaatooyin baahsan ee haysta iyo sida ugu dhaqsiyaha badan sidii loo mideyn lahaa Shacabka Soomaaliyeed.

Warka waxaa lagu cadeeyey in Dhaqanka Soomaaliyeed oo dhan ay diyaar u yihiin in ay ka shaqeeyaan siddii Ummadda Soomaalida oo dhan ay u midoobi lahaayeen.

Shirka