AKHRISO: Magacyada Qaar ka mid ah xubnaha loo doortay Aqalka Sare

Magaalada Cadaado Waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya maamulka Galmudug , waxaana xubnahaasi dooranaya xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Ilaa iyo waxaa la doortay shan xubnood oo kala ah:

Abshir Axmed Maxamuud ( Bukhaari)

11111

Cabdi Xasan Cawaale( Qeybdiid)

qeybdiid-170x114

Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer)

dhag-dheer

Yuusuf Geelle Ugaas

geelle

Samsam Daahir Maxamuud

789

Waxaa dhiman 3 xubnood walina doorashada waa ay socotaa