Magaalada Cadaado Waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka Sare u matalaya maamulka Galmudug , waxaana xubnahaasi dooranaya xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug.
Ilaa iyo waxaa la doortay shan xubnood oo kala ah:
Abshir Axmed Maxamuud ( Bukhaari)
Cabdi Xasan Cawaale( Qeybdiid)
Cabdi Axmed Dhuxulow (Dhegdheer)
Yuusuf Geelle Ugaas
Samsam Daahir Maxamuud
Waxaa dhiman 3 xubnood walina doorashada waa ay socotaa
