AKHRISO: Isku aadka tartanka degmooyinka idaacadda Risaala oo la shaaciyey

Idaacadda Risaala oo ka mid ah idaacadda ku yaala magaalda Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta qori tuur u sameysay degmooyinka ka qeyb galaya tartan aqooneedka idaacadda Risaala ee bisha barakaysan ee Rammadaan.

ISKU AADKA TARTANKA DEGMOOYINKA EE IDAACADA RISAALA EE BISHA RAMADAAN.

  1. Ramadaan Owdheegle   VS Afgooye
  2. Ramadaan WartaNabada VS Dharkenlay
  3. Ramadaan Howlwadaag  VS Dayniile
  4. Ramadaan Wadajir         VS Xamar Jajab
  5. Ramadaan Shangaani     VS Kaaraan
  6. Ramadaan Waabari         VS Yaaqshiid
  7. Ramadaan Kaxda            VS Cabdicasiis
  8. Ramadaan Hodan            VS Boondheere
  9. Ramadaan – Owdheegle VS WartaNabada
  10. Ramadaan Afgooye VS Dharkenlay
  11. Ramadaan Howlwadaag VS Wadajir
  12. Ramadaan Xamar Jajab  VS Dayniile
  13. Ramadaan Shangaani  VS Waabari
  14. Ramadaan Kaaraan VS Yaaq shiid
  15. Ramadaan Kaxda VS Hodan
  16. Ramadaan Cabdicasiis VS Boondheere
  17. Ramadaan Owdheegle  VS Dharkenlay
  18. Ramadaan Afgooye VS wadajir
  19. Ramadaan Howlwadaag VS Xamar Jajab
  20. Ramadaan Dayniile VS Wadajir
  21. Ramadaan Shangaani VS Yaaqshiid
  22. Ramadaan Kaaraan  VS Waabari
  23. Ramadaan Kaxda VS Boondheere
  24. Ramadaan Hodan  VS Cabdicasiis
  25. Ramadaan A1 VS B2 + A2 VS B1
  26. Ramadaan C1 VS D2 + C2 VS D1
  27. Ramadaan A1+B2 VS A2+B1 / C1+D2 VA C2+D1
  28. Ramadaan Final Xaflada Abaalmarinta

 

NASIIB WANAAGSAN