Akhriso: Caasimadda KMG ah ee Galmudug oo la Magacaabay

Madaxweynaha Galmudug Axmed Geelle Ducaalle Xaaf ayaa Caasimadda KMG ah ee Galmudug u magacaabay  in ay noqoto Cadaado.