DHAGEYSO: Barnaamijka Tartanka Qur’aan Akhriska Gabdhaha Idaacadda Risaala oo Furmay

radio risaala ramadaan banner 150x100Halkaan ka Dhageyso Barnaamijka Tartanka Qur’aan Akhriska Gabdhaha ee Idaacadda Risaala  oo maanta Furmay Barnaamijka inta badan waxaa maanta diirada lagu saaraayay Shuuradaha laga rabo ka qeyb galayaasha , Waxaana ka qeyb galaya gabdhaha Da’dooda ay ka hooseyso 25 sano jir,Gabdhaha ayaa waxa ku tartamayaan 30-ka jus ee Quraanka Kariimka ah, waxaa Sanadkaan maalgalinaysa Shirkadda Waaberi Jumbo.