Daawo Waxqabadka Dowladda ee isbuucii la soo dhaafay

Ciidanka XDS oo la wareegay deegaanka Ceel-Hareeri,

Barnaamijka Qorshaha Horumarinta Qaranka oo la daahfuray,

Madaxweynaha oo Waraaqihii Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Belguim,

Ciidanka Dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Goof-Gaduud,

Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Deeq Raashin ah gaarsiisay 6 Isbitaal,

Somalia iyo Kenya oo ku heshiiyey qorshaha dib u celinta Qaxootiga,

Warshada Tababarka Maxaabiista oo horumar ku tallaabsatay,

Isbitaalka War-Sheekh oo la dhagax-dhigay,

Tababar loo fidiyey wariyeyaasha Wasaaradda Warfaafinta iyo Madaxweynaha oo furay xarun lagu xanaaneeyo gabdhaha agoonta oo dib u habeyn lagu sameeyayweekly weekly9 weekly8 weekly7 weekly6 weekly5 weekly4 weekly3 weekly2 weekly1 weekly1 (1) weekly0 weekly00