Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Afaafka hore ee Maqaayadda Luulyami oo ku taalla Meel u dhow Xabsiga dhexe ee Muqdisho.
Qaraxa ayaa si weyn looga maqlay degmooyinka Muqdisho.
Goobta uu Qaraxu ka dhacay ayaa ah Mid mashquul badan, waxaana wali la xaqiijin nooca Qaraxa.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net



