Idaacadda Risaala oo ka mid ah idaacadda ku yaala magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay ku daahfurto tartanka degmooyink ee sanadkaan idaacaddu ay qabanayso degmooyinka kala ah Owdhiigle iyo Afgooye oo labaduba ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.
Tartanka ayaa bilaabanaya markay ay saacado tahay 3:45 oo galabnimo ,
Waxaadna kala soconkartaa mowjada idaacadda oo ah 102.2 FM hadii aad joogto Muqdisho Shabeelaha Dhexe, Shabeelaha Hoose ,hadii aad joogto dunida inteeda kalena waxaad kala socon kartaa Radiorisaala.com ama Risaala.net
Waxaad kaloo Live uga kala socon kartaa aalada Facebooka oo ah facebook.com/risaala.net/



