Wararkii ugu dambeeyay Cudurka Corona Virus ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa ka warbixiyay xaaladaha cusub ee ka soo kordhay caabuqa Covid Wasiirka waxay xaqiijisay maanta 21 xaaladood oo COVID-19 ah.

21 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 21
> Benadir: 19
> Puntland: 2

> Lab: 14
> Dhedig: 7
> Bogsasho: 16
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,594
> Bogsashada Guud: 204
> Dhimashada Guud: 61