Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Hirshabelle ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiye kuxigeenkii Amniga iyo Siyaasda Gobolka Hiiraan Cali Diiriye Isaaq,iyada oo mid Cusub la Magacaabey.
Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilka Guddoomiye kuxigeenka Amniga Gobolka Hiiraan loogu Magacaabay Magacabis Maxamed Meeris Isaaq.
Si kastaba 24-kii we la soo dhaafay ayaa waxaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle ay dambeysay ilaa Saddex Magacaabis Guddoomiyeyaal oo qaarkood ay diideen xilka qaadista.





