60 tirsan Daesh oo lagu dilay waqooyiga Ciraaq.

Kudhwaaad  60  tirsan kooxda  Daesh ayaa lagu dilay inta lagu jiro howlgallada military oo kasocday  guud ahaan gobollada Ciraaq ee waqooyiga Nineweh iyo Kirkuk , sidaas waxaa laga soo xigtay ilaha ammaanka .

 

ciidamada ammaanka  dalka Ciraaq ayaa la sheegay in ay  hawlgalkaas  xoreynta Nineweh ku dileen daraasiin  ka tirsan kooxda daacish   , waxaana badan kood lagu dilay howlgalka kasocday  koofurta dalka ciraaq gaar ahaan magaalada Mosul  sida uu kuwaramay al- Sumaria News .

 

Ciidamada ayaa sidoo kale burburiyey dhufayyo waa weyn oo ay kooxdu  wareerka kasoo qaadi  jirtay ka waxaana la sheegay in ciidamu ay howlgalka ugu badan ay ka fuliyeen tuulada lagu magacaabo Nineweh .

 

 

Wararka ayaa sheegaya in 30 ka tirsan Daacish ay ku dhintay duqaymaha cirka ah oo laga fuliyey tuulada saliida ku caan baxaday  Nineweh .

 

Sida laga soo xigtay ilo ammaanka  Dalka Ciraaq  waxaa sidoo kale dilay sarkaal katirsan kooxda daacish , inkastoo aan magaciisa la shaacin hadan  hubaal in lagu degmada Hawijah ee Gobolka Kirkuk.