DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qof ismiidaamiyay ayaa goordhaweyd isku qarxiyay Maqaaxi lagu shaaho oo ku dhow Xirada Nacnaca oo lagu tababaro ciidamada.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijjinaya in goobta Qaraxu ka dhacay tahay meel maqaayad ah oo ay fadhiyeen dad dhalinyaro.

Khasaare badan ayaa jiro waxaana hada Isbitaalka Digfeer lagaarsiiyay Tiro dhaawacyo ah oo kudhow 10qofood.