229 oo laga helay Covid 19 Soomaaliya maanta

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 229 ruux oo ku sugan , islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.

22nd February 2021:

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 2,476
o Laga Helay: 229
o Banadir: 117
o Puntland:63
o Somaliland:46
o Southwest: 2
o Jubaland: 1
 Lab: 137
 Dhedig: 92
 Dhimasho: 6
 Bogsashada: 14
 Tirada Guud ee Laga Helay: 6,246
 Bogsashada Guud: 3,778
 Dhimashada Guud: 208