Maxaa looga hadlaya kulanka golaha Shacabka ee berri?

Baarlamanka Soomaaliya kulan weyne yeelanaya berri oo ay ku egtahay muddo xileedka xukuumadda madaxweyne Farmaajo.

War qoraala oo ka soo baxay Golaha ayaa lagu yidhi:

“Berri oo Isniin ah oo ay Tar 08 February, waxaa jira Kulan weynihii Golaha Shacabka.

Agendaha:

  1. Akh 3aad ee W/Kabadelka Sharciga Waxbarashada Heerka 1aad,2aad iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya.
  2. Warbixin ku sahabsan wax – qabadkii 100 maalmood ee XJFS (qaybin)