Kiisaska Coronavirus ee Soomaaliya oo gaaray 3,171

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 10
> Somaliland: 10

> Lab: 8
> Dhedig: 2
> Bogsasho: 4
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 3,171
> Bogsashada Guud: 1,499
> Dhimashada Guud: 93