Dowlad degaanka Soomaalida 12 Xildhibaan oo Xasaanada laga qaaday

Baarlamaanka degaanka Soomaalida ayaa maanta xasaanadii ka qaaday 12 xildhibaan oo maanta muran ka dhex abuuray golaha.

Xildhibaanadan ayaa doonayay in Ajendaha kulanka Baarlamaanka loogu daro xilka qaadis lagu sameeyo madaxda ugu sarraysa Deegaanka.

Xildhibaanada laga qaaday Xasaanada ayaa kala ah:

Maxamed Axmed Layli

Axmed Aadan axmed

C Waali Axmed Faarax


Mahad Xasan Maxamed


Shaafi Cashiir


Nadiir Yuusuf Aadan


C risaaq C Laahi Belyi


Yuusuf culmi isaaq


Axmed xasan nuur

Yuusuf axmed xirsi


Nimcaan claahi xamare


C raxmaan curaagte