Horyaalka England Waxaa Soo Maray Goolhayeyaal Cajiib Ah Kubaasoo Wacdaro Fiican Sameeyay Intii ay ku sugnaayeen Horyaalka.
Halkaan waxaan Ku Soo qaadan doonaa 10-ka Goolhaye Tariikhda Horyaalka England Ugu Fiicnaa Ee Soo Mara Waxaana ku qiimeen Doonaa Shabaq Difaacashadooda Ama Cleen Sheet Waxa Loo Yaqaano.
#10 Shay Given
Koohaxaha Uu Soo Maray: Blackburn, Newcastle, Manchester City, Aston Villa, Stoke City.
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 451-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 113-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 0
#9 Thibaut Courtois
Koohaxaha Uu Soo Maray: Chelssa
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 126-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 48-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 2-jeer
#8 pepe Reina
Koohaxaha Uu Soo Maray: Liveepool
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 285-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 134-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 0
#7 Jens Lehmann
Koohaxaha Uu Soo Maray: Arsenal
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 148-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 54-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 1
#6 Joe Hart
Koohaxaha Uu Soo Maray: Man City, Birmingham (loan), West Ham (loan), Burnley.
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 340-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 127-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 2
#5 David De Gea
Koohaxaha Uu Soo Maray: Manchester United
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 259-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 97-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 1
#4 Edwin.Van Der Sar
Koohaxaha Uu Soo Maray: Man United Iyo Fulham
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 313-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 132-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 4
#3 David Seaman
Koohaxaha Uu Soo Maray: Arsenal Iyo Man City.
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 344-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 140-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 2
#2 Petr Cech
Koohaxaha Uu Soo Maray: Chelsea Iyo Arsenal
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 443-kualn
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 202-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 4
#1Peter Schmeichel
Koohaxaha Uu Soo Maray: Manchester United, Aston Villa, Manchester City
Kulamada Uu Saftay Epl-ka: 310-kulan
Kulamada Uu Shabaqa Difaacday: 128-jeer
Inta Koob Epl Ee Uu Qaaday: 5



