Yaya Toure oo Farxad galiyay Man City

Kooxda Manchester City ayaa war farxad leh ka heshay caafimaadka qadka dhexe ee  Yaya Toure kaas oo diyaar unoqonaya kulanka habeenka talaadada ee Champions League ay marti galin doonaan Dynamo Kiev.

Toure ayaa dhaliyay goolkii ugu danbeeyay ee kulankii Dynamo Kiev, hase ahaatee waxaa uu dhaawac ku seegay kulamadii Liverpool iyo Norwich.

Xidiga qaranka  Ivory Coast ayaa muujiyya inuu laf dhabar uyahay kooxdiisa City, maadaama City 3-0 lagu garaacay kulankii Liverpool halka ay bar bardhac la gashay Norwich, taas oo shaki galisay iney utartami