Xildhibaanada labada Aqal oo Ansixiyay Habraaca wax ka bedelka Dastuurka

Xildhibaannada labada  Aqal ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa meelmariyay bab-raaca Wax ka badelka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya.

Sida uu ku dhaawaqay  guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe waxaa oggolaaday dalka.Waxaa wax ka badelka dastuurka 180 xildhibaan, halka ay diideen 30 xildhibaan.

Arintaan ayaa ku soo aadeysa  , iyadoo wax ka badelka dastuurka ay ka digeen  madax hore iyo xubno ka tirsan baarlamaanka oo sheegaya in xilligaan aan la joogin xilli lagu mashquulo Atintaan iyadoo dalka uu  wajahyo xaalado kale.