Xasan Sheekh & Sheekh Shariif oo abaabulka banaanbaxa ka wada Muqdisho

Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed & Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ku hoyday Hotelka Maa’ida ex-Naasa-hablood 2 ee Magaalada muqdisho, halkaas oo ay ka wadaan abaabulka banaanbaxa Jimcaha ka dhacay Taalada Daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Mas’uuliyiinta ayaa kulamo gaar gaar ah halkaasi ku leh, waxaana sidoo kale ku sugan Xubno ka tirsan Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi, kuwaas oo ka qyeb-galay banaanbaxa.

Halkan Ka Daawada Warbixin ku saabsan Warkan & Wariye Aweys.