Xaaladda magaalada Khartoum oo weli kacsan

Rasaas ayaa weli maanta laga maqlayey magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan ayada oo xiisad ay halkaas ka kacsan kadib laba maalmood oo ciidamada ammaanka ay dileen 60 qof oo ka mid ah dibad-baxayaasha.

Isbitaalada magaalada Khartoum ayaa sheegay inay la xarbinayaan inay la tacaalaan tirada dadka dhaawaca ah kadib markii ciidamada ammaanka ay Isniintii billaabeen weerar ka dhan ah shacabka dibad-baxa fadhigga ah ka wada dibedda xarunta ciidamada.

“Xaaladda aad ayay u adag tahay. Inta badan isbitaalada waxaa soo gaaray dhaawacyo ka badan inta ay xamili karaan” waxaa sidaas wakaaladda wararka ee AFP u sheegay dhaqtar ka shaqeeya laba isbitaal.

“Waxaa jira shaqaale yari caafimaad, waxaa jira dhiig yari, waxaana adag in la fuliyo qalliinada qaar, sababtoo ah isbitaallada qaar unbaa fulin kara qalliinada qaarkood” ayuu yiri.

“Dadka dhaawacmay waxaa ka mid ah kuwa ay xaaladdoodu liidato, waxaana u malayanyaa in dhimashada ay kordhi doonto.”

Dhinaca kale, hoggaamiyaha milatariga haya talada dalka, Jeneral Abdel Fattah Burhan ayaa maanta sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada-hadal ka galo mustaqbalka dalka, maalin kadib markii uu sidaas diiday.

F5 101 PDF Download

F5 101 PDF Download She is sitting in the F5 101 PDF Download back, but not her alone. She knows who we F5 Certification 101 are, although Application Delivery Fundamentals her appointment with my father is in the afternoon, but she can t wait. I want 101 PDF Download you to F5 101 PDF Download F5 101 PDF Download apologize to me Tong Yang s expression solidified, 101 PDF Download they looked at each other.

Liu 101 PDF Download Haizhu listened to God. The lords lifted their faces up, and I saw that his tears F5 Certification 101 and snots were mixed together. Er Dongzi lets Liu 101 PDF Download Haizhu sit F5 101 PDF Download on the stone. Today, our brothers and sisters can be Application Delivery Fundamentals tossed. Da Wei, what happened F5 101 PDF Download Li Si asked

Occasionally, the court F5 101 PDF Download sent one or two Chinese officials who came from two places as professors, and most of them were driven away by swordsmen. Application Delivery Fundamentals Zhang also went to Beijing, but not busy with the Ministry of officials, but first busy looking for relationships around apprentice, than the introduction is also busy. Zeng Guofan, although you are in the Imperial College, you think Hanlin Institute of doing good job, is a good official yet I Qing officials, to be launched to kill the enemy, dismount to rule the country just. If there is no place in Guangxi, the F5 101 PDF Download worship of God will be worshiped, How can trouble make such a big mess ah please check the emperor. For a moment, http://www.testkingdump.com the big car of the 101 PDF Download F5 101 PDF Download imperial envoy came out of F5 Certification 101 the line house and ran to the governor Yamen.