Wararkii u dambeeyey dagaal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Dagaalka oo aad u cuslaa ayaa xalay saqdii dhexe waxa uu ka dhacay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose,waxaana uu u dhaxeeyey Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Ururka Al-Shabaab.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii xalay saqdii dhexe ay Al-Shabaab weerareen deegaanka Bariire oo hoostaga degmada Awdheegle halkaas oo maalma ka hor ay Ciidanka dowladda la wareegeen,waxaana dadka deegaanka ay sheegeen in uu dhacay dagaal culus oo mudo saacad ka badan socday.

Wararka qaar aan heleyno ayaa waxaa ay sheegeen in dagaalka saakay waaberigii hore uu soo gaaray,isla markaanauu ka dhashay khasaaro kala duwan ee labada dhinac  wadad agaalamay ah.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka ayaa waxaa ay sheegeen in Al-Shabaab ay doonayeen inay dib ula wareegaan deegaanka Bariire, hayeeshee Ciidamada DANAB oo ku sugan halkaasi ay iska difaaceen weerarkii kaga yimid dhinaca Al-Shabaab.

Wararkii ugu dambeeyey ee saakay naga soo gaaraya deegaanka Bariire ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Dowladda ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay ku baadi goobayaan Xubnaha ka tirsan Al-Shabaab ee xalay weerarka kusoo qaaday.

HRCI GPHR Real Demo Are The Best Materials

This time HRCI GPHR Real Demo GPHR Real Demo he recognized me GPHR Real Demo HRCI Certifications GPHR because Li Qing s hand restored my face. HRCI GPHR Real Demo She would marry a rich second generation. Your tonsils have returned to normal and there is Global Professional in Human Resource HRCI GPHR Real Demo no need to have another HRCI GPHR Real Demo injection. She holds the bottle and pours it into her mouth.

We became a HRCI GPHR Real Demo group of children GPHR Real Demo without a mother. He had to stay in our village for a week, and we were GPHR Real Demo relieved and optimistic. Who said that our country s teenagers have no mood and no attention to the atmosphere This is an example of what we have created together with the times. Have other ulterior symptoms. 12. Who Global Professional in Human Resource knows that this HRCI GPHR Real Demo is only a head for his physical HRCI Certifications GPHR movements Then he was involved in his squatting.

only Tuoba Aunt could not help but say, I know.Again, just add one, hold it up, take a bubble in the mouth, no gas da. Speaking of substantive issues, small Qin deliberately pinch a long time, pretend to be pretentious words, are anxious each other soul scattered. It seems to verify her make up results, HRCI GPHR Real Demo she inexplicably out of HRCI Certifications GPHR the warehouse to stand at the gate, put on an elegant demeanor, watch the traffic flow HRCI GPHR Real Demo GPHR Real Demo Global Professional in Human Resource of people in the past, may also http://www.testkingdump.com/GPHR.html wish to count the men s turnaround.