War-saxaafadeed: Mowqifka Xisbiga Dan Qaran ee ku aaddan guddiyada doorashooyinka iyo Xallinta Khilaafaadka

 

Xisbiga Dan Qaran ee uu hogaamiyo Musharax Madaxweyne Danjire Daahir Geelle ayaa kasoo horjeestay guddiga doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ee ay magacawday dowladda Soomaaliya.

halkan ka akhriso mowqifka xisbiga: