Su’aalo ka dhashay Shirkii Saddex Geesoodka ahaa ee Maamul goboleedyada

Tan iyo markii xalay Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ay shirka Saddex geesoodka ah ku wada yeesheen Madaxda Maamulada,Puntland,Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa waxaa kulankaas ka dhashay Su’aalo dhowr ah.

Kulanka oo geba-gabadiisa ay Warmurtiyeed kasoo saaareen ayaa waxaa ugu mumhiimsanaa saddexdaan qodob oo kalea ah.

1: Dhameystirka ka shaqeynta arrimaha federaaleynta Soomaaliya.

3: Saddexda Maamul waxay yeelanayaan iskaashi ballaaran.

3: .Saddexda maamul waxay iskaashi ka yeelanayaan dhanka amniga iyo isweydaarsiga xogaha amniga.

Su’aalaha ugu badan ee kulankaasi la iska weeydiinayay ayaa waxaa ka mid ahaa waxa keenay Shirkaan isbaheysiga ah, iyada oo weli uu jira khilaafka Madaxda Dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada.

Waxa laga filan karo Isbaheysiga ay sameynsayaan Saddexdaasi Maamul goboleed oo ay banaanka ka joogaan Madaxweynayaasha Maamulada, Jubbaland iyo Galmudug oo khilaaf xoogan uu kala dhaxeeyo Dowladda Federaalka.

Madaxweynayaasha koonfur Galbeed iyo hir-Shabeelle ayaa loo xagliyaa dhinaca dowladda Federaalka,hayeeshee waxaa shakiga badan abuuray Madaxweynaha puntland oo jiray dhinaca Galmudug iyo jubbaland,balse aad moodo in uu usoo weecday dhinaca kale.

Hadaba Siyaasiga Daahir Muuse Ciro oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaliyeed marna soo noqday Xildhibaan federaal ah ayaa qaba in shirkaas hadii aysan qeyb ka aheyn madax ka socota dowladda federaalka aan loo xaglin karin in Madaxda shirtay kuwo taageero u muujinaya dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa ka mid ah Siyaasiyiinta faraha badan ee su’aalaha ka keenay Shirkii Madaxda Maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo hir-Shabeelle ku yeesheen Magalada Garoowe.

Dad badan ayaa aaminsan in Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland ay dhabarka ka toogteen Madaxda Saddexda Maamul oo kale walow weli mowqif cad aysan qaadan Maamulada Puntland,Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle.

Microsoft 70-462 Study Guides Latest Version PDF&VCE

The rural examinations due Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases to test scholar more, Microsoft 70-462 Study Guides test sheds need to be temporarily built, with Microsoft 70-462 Study Guides the demolition. Zeng Guofa Microsoft SQL Server 2012 70-462 sent away messenger letter, then in Microsoft 70-462 Study Guides front of the official face of the letter to open, Microsoft 70-462 Study Guides but it is written by Mu Chang A few words, but Zeng Guofan stunned Polyester brother Jun Kam learned that the younger brother Qin made poor living in Hunan, the old lady when called for you. Li Tai Yi Tseng Zeng 70-462 Study Guides Guofan took Microsoft 70-462 Study Guides the pulse, and opened a prescription, asked Zhou Sheng press the prescription to the Tong Ren Tang drug, boil as soon as possible.

In addition, he also Microsoft SQL Server 2012 70-462 bought a dark green linen suit, a silky white suit, and an ice blue soft satin dress for 70-462 Study Guides the leaves, three pairs of matching sandals and shoes. Li Wei s 70-462 Study Guides eyes are somewhat Microsoft 70-462 Study Guides blurred, and his eyes are full of jealousy. Microsoft 70-462 Study Guides No one knows his age. His name, and later when he signed the document, I knew that Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases he was Chen Zunlai. Li Wei even thought about suicide. Here I want Microsoft 70-462 Study Guides to apply. We are all from a family of people from all corners of the country. Yang always asks Is the recruitment plan ready I m ready.

Microsoft SQL Server 2012 70-462 She stroking his forehead, which was burnt hot, and sighed http://www.testkingdump.com softly. It s interesting. Aria also laughed. The expert told me 70-462 Study Guides that a couple of men and Microsoft 70-462 Study Guides women Microsoft 70-462 Study Guides began Administering Microsoft SQL Server 2012 Databases Microsoft 70-462 Study Guides to marry each other for three to four years.