Sheekooyin ugu sareeya wargeysyada iyo website-yada kale

Manchester United ayaa laga yaabaa inay bixiso  £ 10 haddi ay fasaxayaan Louis van Gaal. (The Sun)

Eden Hazard ayaa ka fiirsan doona inuu ka tago Chelsea si uu ugu biiro Real Madrid. (Daily Telegraph)

Michael Carrick ayaa ka fekereraya inuu u dhaqaaqo dibada marka uu dhamaado heshiiska uu kula joogo Manchester United (ESPN)

Red Devils ayaa lasocta  xaalada ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Braga Rafa Silva. Oo 22-sano jir ah ,kasoo lagu burburin karo qandaraaskiisa £ 15.5 milyan. (A Bola)

Sunderland ayaa isha ku heysa inay lasoo wareegto xagaagan mishinka weeraryahanka Belgian Laurent Depoitre. (Sunderland Echo)

 

Weeraryahanka Anderlecht Stefano Okaka ayaa bartilmaameed u ah kooxda ku dhibtooneysa Premier League ee Swansea. (South Wales Evening )